Saturday, October 24, 2015

Sh Cumar Faaruuq

Bismillaah

Tafsiirka Qur'aanka oo dhamaystiran halkan ka baro. Waxa uu kuu sahlayaa appkan in aad ka dhageysato casharada tafsiirka oo dhan. Waxaa akhriyey tafsiirkaan Sh Cumar Faaruuq (Alle haka siiyo ajar iyo xasanaad ).
Waxaan ka shaqeynay appkan muddo wakhti ah waxaana ah alle mahadiisa in aan maanta khadka ku soo darno.
Waxaan kaloo aan soo galinay Sh Maxamed Cabdu Umal Tafsiirkiisa oo dhamaystiran.


//Cabdirisaaq Maxamuud Jamac

Yahya Mohamed
May Allah (S.W) grant the developer and Sheikh Umar Faruq Rahimahullah Jannatul Firdaus. Aamin Aamin Aamin
Rated: 5 Star

Yasmin Mohamoud
Well one could only imagine my excitement after I came across this app, I almost touched the roof but it was very short lived when I realized it didn't have a rewind/forward button and the stop/pause buttons don't function as well as they should and here's the worst part, brace yourself for this, it has no TIMER, that just killed it for me but am sure it can be fixed. May Allah place you guys under His shade on the day of judgement and grant sheikh 3umar Farooq the highest level of jannah.
Rated: 2 Star

Shugri Farah
Jazakallah khair ilaahay khayr badan ha idiin siiyo dadki sameeyay appkan
Rated: 5 Star

Ayaan Kaagi
Janada allaah hageeyo sheekha iyo kuwa noosahlay
Rated: 5 Star

Abdiwahaab Sh Mohamed
C/risaaq. Thanks
Rated: 5 Star

Shaafi Jaama
walalayaal ALLAH ha idinka abaal mariyo
Rated: 5 Star

No comments:

Post a Comment